Kursigii Xildhibaan Maryan Cariif ku fadhisay 21-sano oo Xildhibaanad cusub loo doortay

Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug lagu qabtay doorashada labo kursi oo kamid noqonaya kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee federaalka Soomaaliya. Kursiga tirsigiisu yahay HOP#081 oo mudo 21-sano ah ku fadhisay Xildhibaan Maryan Cariif Qaasim ayaa saakay waxaa ku guuleestay loona doortay Xildhibaanad cusub oo lagu magacaabo Cadar Cali Maxamed … Continue reading Kursigii Xildhibaan Maryan Cariif ku fadhisay 21-sano oo Xildhibaanad cusub loo doortay